Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegaysi…Degmada Qoryooleey oo gudoomiye cusub loo magacaabay

Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Cabdulqaadir Siidii ayaa waxa uu maanta sheegay inuu degmada qoryooleey uu u galbiyay gudoomiye cusub oo loosoo magacaabay degmada Halkan ka...

Dhegayso..Wafdigii Puntland ee Kismaayo joogay oo beeniyay inay dhexdhexaadinayaan Madoobe iyo Hiiraale

Wafdigan waxa ay sheegeen in magaalada Kismaayo ay u joogaan sidii ay u xoojin lahaayeen xariirka Puntland iyo maamulka KMG ah ee Jubba,xilli ay...

Daawo:- Bananbixii Shaley ka Dhacay Magalada Baydhabo Ee Loga Soo Horjeedey Igad, Unisom, Iyo Xukumada Federalka

Bananbax aad u balaaran ayaa shaley waxaa uu ka dhacay magalada baydhaba bananbaxaan oo looga soo horjeedey waxa ey maleeganayaan Igad, Unisom Iyo xukumada...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Sheegey Iney Kenya Ka Caawini Doonaan La Dagaalanka Alshabab

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki- Moon ayaa sheegay in wadamada caalamka ay go’aansadeen inay dowlada Kenya kala shaqeeyaan la dagaalanka weerarada ALshabaab...

Dhegeyso:- Xildhibaan Daahir Amiin oo Afka Furtey Una Sheegey Xukuumada Inuusan Maxamed Afeeey Wadanka Xukumin

Xildhibaan Daahir Amiin oo ka mid ah xildhibanada baarlamanka ayaa maanta si cod uga soo horjeestey waxa ey maleegayaan xukuumada federalka oo uu hor...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img