Dhegeyso:- Xildhibaan Daahir Amiin oo Afka Furtey Una Sheegey Xukuumada Inuusan Maxamed Afeeey Wadanka Xukumin

2
32

Xildhibaan Daahir amiinXildhibaan Daahir Amiin oo ka mid ah xildhibanada baarlamanka ayaa maanta si cod uga soo horjeestey waxa ey maleegayaan xukuumada federalka oo uu hor kacaayo reysulwasaraha.

Waxaa kaloo uu xukuumada u sheegey in Maxamed afey uusan wadanka xukumin waxna ku sameyn karin qofkiik asoo horjeesta waxa ey maleegayaan xukumada.

Hadalkii Xildhibaan Daahir Amiin waakan ee nala dhegeysta.

 

xildhiban daahir amiin

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

xildhiban daahir amiin mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Hawiye xildhibaanadiina ma kuwana nabadoonkiina ma xaad baa nooc ka duwan malihidiin miyaa

Comments are closed.