Daawo:- Bananbixii Shaley ka Dhacay Magalada Baydhabo Ee Loga Soo Horjeedey Igad, Unisom, Iyo Xukumada Federalka

0
29

madobeBananbax aad u balaaran ayaa shaley waxaa uu ka dhacay magalada baydhaba bananbaxaan oo looga soo horjeedey waxa ey maleeganayaan Igad, Unisom Iyo xukumada federalka, Sahacab aad u badan ayaa isugu soo baxay magalada baydhabo waxaa kaloo bananbaxaas ku sugnaa masuuliyiinta ugu sareya dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya oo uu hor kacayo madaxweynaha dowlad goboleedka Madoobe Nuunow iyo Gudoomiyaha golaha guurtida Malaaq Shuurow.

Daafeet.Com