Dhegaysi…Degmada Qoryooleey oo gudoomiye cusub loo magacaabay

1
50

siidiiGudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Cabdulqaadir Siidii ayaa waxa uu maanta sheegay inuu degmada qoryooleey uu u galbiyay gudoomiye cusub oo loosoo magacaabay degmada

Halkan ka dheyso warbixinta

 

Unknown Album

1 COMMENT

  1. a/qaadir itaqilaah ilahay ka cabso oo waxa aad wadid Gobolka ka dhaaf waxaan ku jirnaa
    Bisha Barakeysan Beenta iyo waxyaabaha aad dadka ku xumeyneysi umadda ka dhaaf dadka waa dadkaaga ee u Danqo Fowdada G/ Sh, Hoose adigaa aabe u ah oo abaabulkaas wadaa dadka qaska ka daa c/qaadir

Comments are closed.