Dhegayso…Gudoomiyihii hore ee degmada qoryooleey oo diiday in xilka laga qaaday

3
33

qoryooleeyGudoomiyaha gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in maamul cusub loo sameeyay degmada Qoryoolay oo horay ciidanka dowlada iyo kuwa AMISOM ay kaga saareen Al-Shabaab.

Aritaas waxaa ka soo horjeestay Cismaan Sheekh Cali Buraale oo ah gudoomiyihii maamulayay tan iyo markii Al-Shabaab lagala wareegay degmadaas, hadaba waxaan waydiinay waxa uu ku diidanyahay.

Halkan ka dhegayso waraysiga

 

Cismaan Sheekh Cali Buraale

3 COMMENTS

  1. MOORIYAN HABAR GIDIR AH OO XAARAAN KU NAXYAL AH OO DOONAYA MANTY DHULKA JIIDO IYO GARE INEY SII DULSAARNATO SABABTOO AH BIIMAAL MEL BUU ISKA MARIYEY MANA DHICI KARTO IN DHUL BIIMAAL AY KU NOOLADAN HABAR GIDIR BALSE INTI CAADE QAATE OO KA SOO JEEDA BEESH GARE AMA INTI AY JIIDO HURUDO AMASE DIGIL OO DHAN AN DHAHO NAFTA LA CABSANESO WALAHI MOORIYAN IDINKAMA DUL KACAYAN EE HALA ISKA ABTO MORIYANTA IYO WAXEE WDATE MAAMULKA SDEXDA AN U ISTAAGNO OO WLAHEEN BIIMAAL INOO QASBEEN DANAHEENA IYO DHULKEENA AN MAAMULANO HADDII KALE SHALAYTO

  2. Wale Run adiga shegey QANINYO QANINYA KA FUJISO DIGIL HADEYSAN KICIN DOFFARATA DUL JOOGTA ISKA CELINIIN ADONSI LEY KU JIRAYAN BIMAL OO HAL QABIL AH AYAA MEEL KU SO OGADEY MORYAANTAN DAGAAGA AH DIRATADANA AH.HA LA MIDOBO DADAKA DEGANKA UU DHASHTEY SI TUGADAAN LOGA NADIFIYO OO KOYTADA AH DHULBOOBKANA WADO.

Comments are closed.