Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

In kabadan toban qof oo ku dhimatay qaraxyadii hoteel Jazeera

Warar dheeri ah oo kasoo baxaya qaraxyo xalay ka dhacay afka hore ee hoteel Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in tirada dhimashadu ay...

Daawo:- Amiin Artis iyo Pic Sanadka 2014 Faroole oo Saar laga Tumaayo

Amiin Caamir ayaa waxaa uu inoogu tala galay sawirka sanadka faroole oo saar laga tumaayo [vimeo 83129875 w=500 h=281] Daafeet.Com

Wasiirka Arimaha Dibada Fowsiya Xaaji Adan oo been abuur ku tilmaantey lacag la sheegey iney lunsatey

Wasiirka arimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa war been abuur ah ku tilmaantay warar si qaldan loogu baahiyay bogaga Internetka oo ahaa in wasaaraddu ay...

Dhegayso..Gudoomiyaha gobolka Baay”Ciidamada Itoobiya uma imaan Dalxiis”

Waraka caawa ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay ayaa waxay ku waramayaan in gabal dhacii maanta magaalada Baydhabo ay soo galeen ciidamo kuwa...

Dhegayso…Madaxweyne Xasan oo si ciyaal suuqnimo ku jirto ula hadlay Dhaqanka Digil iyo Mirifle.

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa waxa uu maanta markii ugu horeysay ka hadlay mowqifkiisa ku aadan shirka Dhamaystirka iyo Turxaan bioxinta maamul goboleedka Soomaaliyeed ee...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img