Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegayso…Wararkii Wadajirradio Atlanta.

      ---Gudoomiye Jawaari oo hanbalyeeyay gudoomiyaha Baarlamaanka MGS ee Putland. ---Dowlada Soomaaliya oo Qaramada Midoobay ka dalbatay in la taageero ciidamada dowlada si loola dagaalamo Al-Sahbaab. ---Ra’isul...

Dhegayso…2013 tagyee 2014 Maxaan rajaynaynaa?

Maxaa la saadaalinayaa sanadka cusub ee 2014 xaalada Soomaaliya hadii ay ahaan lahayd Dhanka dowlada,shabaab, siyaasada Soomaaliya, dagaalada qabiilk ah ee ka jira gobalada,...

Dhegayso…Qayb kale Kitaabka Cumdatul Axkaam

Dhegayso…Qayb kale Kitaabka Cumdatul Axkaam Sida caadada ahaydba Kitaabka waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdanuur salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wadacwa ee magaaladan Atlanta gobolka...

Ergeyga Qaramada midoobey u qaabilsan arimaha somaliya oo maanta la kulmey Reysulwasaraha cusub

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Q.M u qaabilsan arimaha Soomaaliya, waxaana ay...

Dhegeyso:- Howlgalo laga sameeyey Degmada Buurhakaba oo lagu soo qabqabtey Burcad jid gooyo sameysatey

Guddoomiye xigeenka degmada Buurhakaba ee gobalka Bay Xuseen Maxamed Maankaalow ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay ee ay ka sameeyaan deegaankaasi lagu soo qab-qabtay...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img