Monthly Archives: October, 2013

Browse our exclusive articles!

Taliska Waaxda Dambi Baarista oo ka Warbixiyay Xariga Taliyihii hore ee Asluubta

Taliska ciidanka waaxda dambi-baarista ee CID ayaa ka warbixiyay xariga taliyihii hore ee asluubta, Ex Sarreeye Guuto Cabdi Maxamed Ismaaciil oo ay ciidamada ammaanku...

Dhegeyso:-Gudomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdulkhadir Siidi oo sheegey inuu taageersan yahay Maamulka Axmed Madoobe

Gudoomiye C/qaadir Siidii ayaan wax ka waydiinay Raashin gargaar ahaa oo loogu talagalay dadka Sh/hoose oo shalay shakhsiyaad doonayay inay suuq Madow ku iibiyaan...

Dhegeyso:- Afhayeenka Bare Hiiraale oo sheegey in ey Kismaanyo Xoog kula wareegi doonaan

Xasan Qaasim Warsame oo ah Afhayeenka Col Barre Hiraale ayaa shaaca ka qaaday in ay Weraar ku qaadi Donaan magaalada kismaayo isla markasna aysan...

Dhageyso: Warbaahinta Koonfur Galbeed oo Wareysi La Yeelatay Gudoomiyaha Jaaliyada DM ee Dalka Australia Aweys Muxudiin

Warbaahinta Koonfur galbeed ayaa waxay xiriir khadla telefoonka ah lasameysay Gudoomiyaha Jalaaliyada Koonfur galbeed ee dalka Australia Mudane Aweys Sheekh Muxudiin Amiin. Gudoomiye Aweys Sh....

Qaramada Midoobay: Soomaaliya Nabad La Isku Haleyn Kara Kama Jirto

Ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Jan Eliasson oo maalmo ka hor soo booqday magaalada Muqdisho ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay...

Popular

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga oo kusoo wajahan dekeda magalada muqdisho

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga ayaa la...

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Subscribe

spot_imgspot_img