Dhegeyso:-Gudomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdulkhadir Siidi oo sheegey inuu taageersan yahay Maamulka Axmed Madoobe

17
50

siidiiGudoomiye C/qaadir Siidii ayaan wax ka waydiinay Raashin gargaar ahaa oo loogu talagalay dadka Sh/hoose oo shalay shakhsiyaad doonayay inay suuq Madow ku iibiyaan lagu qabtay, ayuu sheegay inuu jiro arinkaasi baaritaana uu socdo.

Sidoo kale Siidii ayaa su’aal ka waydiinay waxa ku kalifay inuu huwado calanka Boobland mar uu ka qeybgalay shirkii ka dhacay dalka Beljamka wuxuuna yiri “Marka hore waxaa fiican in aan noqono dad siyaasiyiin ah oo aqoonyahano ah, dowlada ayaa aqoonsatay maamulkaas dowlada talaabada ay qaadayna waa in aan u hogaansamaa aniga DSA ma ihi RRA-na ma ihi ”.!

Wariye Ilyaas Qalinle ayaa markale u dhiibay su’aal culus oo aheyd hadii wakhtigii dowladii Kacaanka aan la joogin, dowladana ay tahay Federaal wax walba oo dadkaaga raali ka aheyn waad ku raacaysaa miyaa.

 

dhageyso wareysiga gudoomiye siidii

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

dhageyso wareysiga gudoomiye siidii Mobil

 

Daafeet.Com

17 COMMENTS

  1. asc waysin laha kan hataw maywareysad in leweldhatan hamin imalanba mashalkasa? tankala umuta mamaetalakoro hal enkutaliyoy ilahey wayba mahadis e ini gobolkas dad wal habaradey masqantiyo shaqeyas ku dhaladen br salax sheq cusman na kamid ete malmalo kumid eh hadi ilahey era wayba sugahayne ini mamulka konfur galbed shaqeya way sinku codsadane ini ku sartan warey sishey umataba liyabase wala usa kadohowaw

  2. walaaliyaal gare oo dhan sida ma eeh laakiin walaaiyaalow injineer saalax madax weyne koonfur galbeed yee in galimee laakin intii luku deraw lankuun caloolidiisyee in daranaa hay bedelooy kan doqon yeewaa. mar kalena in wareysateen haan yeeba nii filana.

  3. Ninkani waa dhunsanyahay Maskiin mro qare iga dheh Magaca Dowladnimo Qalad ayuu ka fahmey,RRA asaga amal oo lagu shaqeysan karo kama mid moqon karin. RRA dadka ka mid ahaa waxa ay ahayeen dad qadiyad aminsan NO GUMEYSI ayuu xadafkoda ahaa ninkanina Hadafkisa waa YES GUMEYSI.DM markey Badda ku so Tufto ha ku so noqon kkkkkkkkkkkkk.

  4. nin kaan wax wax u sameyey yaan GARE loo magin iyo dhamaan beelaha sharafta leh ee AW DIGIL lakin an wax ka irahdo dadka so doortay abdiqaadir iyo dadka aminsan inuu abdiqaadir SIDI matalayo digil iyo mirifle gar ahan aw digil,,,, ninkan ma aminsano inuu jagada u ahaayo ku heley Abood qiibsi iyo inay gaboolka degan dad aw digil ah, ninkan ma aminsano inuu HABAR GIDIR la,an gaboolkan mamuli karo,,,, wa maqaar saar haye raac ah oo an damiir laheyn mana aminsano in cadow la iska dhicin karo , had i jeerna wuxu cadow mooda dadka walaalihiisa ah sida beelaha JIIDO,shantacaleemood,TUNI iyo dhamaan beelaha Mirifle.

  5. asalba waxaa qalad eheed nin aqoontisa iyo waya arag nimadiisa dadkisa u huri karin inow dadka matalo af miinshar bartay kis jeeb loo giliyo maad qeyr ka sugeysay.
    teda kale digil waxow fadhiga kaga kici layahay waa waxaas u fiirso midkey doortan asaga iyo odayasha iyo qowmiyadiisa is aragoda ayaaba yaranayo maxaa yelay ninka wardiyeynayo waa hawiye ninka gurikiisa aaw jiifanaya waa hawiye kuwa la saxibaya waa hawiye marka nin aay heyso xisa hawiye iyo inow ku dhex noolado ku faraxsan gormow dadkiisa soo xasuusana

  6. Siyaasada gudoomiyaha sh/hoose aaminsan yahay waxay ku slaysan tahay meeshii shaqo laga heli karo in daba dhilif loo noqdaa.

    A/qadir siidi waxa uu rumeysan yahay in jagadan mar dhow laga qaadayo, horena habargidir daba dhilif u ahaa, sidaasi darteeda waxa uu bislaysanaya in jubooyinka jago ka helo. Siidi waa daba dhilif waxa uu ceeb weyn u soo jiiday Digil guud ahaan GARE gaar ahaan

  7. xabartii dhashey siidi waa khasaartey siidi ma aha magaciisa waa siidi oo ah kan waxlagushibto ah aniga waxaa layaabanahay asiga ma aha dad uu uyahay godoomiye waa yo asiga caglagiisa waa intaan bes aawe dakii cuqalada ahaa nin kaan maa iskaqabtaan alah kan ookale dm kujiro? hala iskaqabto kan

  8. Asc sxbyaal ugu horeen aad ayaan uga humahay tafaraaruq aandhamaan oo kadhehtaagan d&m kaas oo ahaa mid soojireen ah ayna sabab uyihiin siyaasiyiinkudheeg oo aan aniga u arko caadi qaatiyaal oo aan laheyn hadaf siyaasadeed kuqotonta danta dadkooda iyo dhulkooda d &m dadkakale ayaga ayaa kadhul fiican dadkaankale ee soomaalida hadana dadka maalinwal baahan waa ayaga dadka dhulkooda isbaarooyinka lawadadhigty waa ayaga adiga maanta bax oo dhigo isbaaro balcad oo tan ah adoo d&m ah madhigan karti lkn afgooye kii joogey balcad wuu dhitaa seykudhacdey dhulka ayaa dad la aan ah dadkiilahaa suuqa ayaa lagukalagataa marka midnimo hadii larabo anaga aan horta xogaan sameysano kadib aan maamuldhasano lkn saan hadey noqoto wlhi wiligeen hormar magaareyno

  9. walaala yaal aflagaadada waa ceeb qof walbana xur ayuu uyahay afkiisa garre kuwa wax ka sheegaya ama dhahaaya hooyadiisa way ku qasaartay meshaan raxween kama taliso calan calka iyo oohinta baydhabo la aada teeda kale gobolkiisa maxaa ka galay mirifle haday wax dhisaayaan maxay udhisi wayeen mar hore gadoomiyahana runtuu sheegay afka yaan lugu taagin runtaa saas ah ma shariif sakiin aa ladaba gali karaa oo dacad ah war daneeysta ee runta hadaad rabataan goboladiina gadoomiye dowladaa u magacaawday kan bokool wakaa diida gadoomiye siidi ayaad afka ku taagtaan xanaaq meel cidlaa idin dilaaya runta u imada shariif sakiin dad uu hor kacaayo digil waxba kama sugaayaan noo daaya gadoomiya heen nooloow siidii

  10. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. raxweyne r.army waa dad gensiyal ah o lgrn wayr lkn adiga gare xun bad aheda oo gormad mesha grty dameryahow weale wwzlxan maqly boon tabad gaari tagsady lkklllklll rra vev kkkkk alle yaa usoocilya aydiid raxeyn haku sooocarra hort waga suaal ee garr sijui ayaan glkuogne maxa knny kooonfurgalbed

  11. aniga wxaaan oran lahaaaa madaxa laha tumo plies wayo hduuuu asigo ah gare filinkaz bilaaaby wath next kkkkkkkkkkkkkk D&M saaaas kulafofan maaayo garow hdaad habar gedir ad jacayl kuhyo sheberdda hoose lagama yabo in adugangiliso hawiye e waxaaa iska raxweyn iyo bomiyamaal hdad ad kkkkkk dabaal dabl dhlu

  12. Reer bay iyo bakool madaxa ayaa looga jiraa iyagaa shalay diiday lixda gobol oo la isticmaalay labada sheydaan xaabsade iyo aafan madoobe hadana iyagaa khaylinooyo yaa aaminaayo kuwaan iyo kuwo badan la mid ah umada haka hortagaan

  13. Asc Salam kadib marka ugu horeysa aflagadada Waa ceeb siyasad iyo caqli saliim ah hashaqeyo mida kale qofka asigoo kula dhashtay ayuu kaa fikir duwanan karaa dadkana kala aragti duwan qof walbana dantiisa asiga Ayaa yaqaan qofka ra’yigiisa looma caayo qabiilkiisa taas Waa jaahilnimo . Hadan usoo laabto maamulka kasocda baydhabo oday dhaqmeedyada haloo daaayo ma ahan qof dowlada kujiro ayan lagu jaa ifeynin dr siidi hortiisa waxaa diiday fiqi oo ah digil iyo wasiiro iyo xdhibaabo mirile ah Ayaagoo difacaya xilka ay uhayaan dowlada sababta aad u caaynaysaan siidi Waa naceeb aad u qabtaan qabiilkiisa kuwa leh raxweyn iyo biimaal Ayaa leh gobolka tv ma dawatan miyaa bimaal so mahan kan dhahay waxa ka socda baydhabo nama quseeyo shabelada hoose anaga meshan doono ku darayno Adeer yaal shabelada hoose Ayada dad uma baahna ee Waa loo baahanyahay dadka degana lama qasbi karo meeshay danta ugu jirto way yaqanan looma tilmamayo waxa lo durban tumanayana mahan Jacel loo qabo dadkeeda ee Waa dekededa iyo dhaqalaheeda shanta gobol kale deked malahan dhaqalaheeda la rabaa in lagu biilo gobolada kale wax loo wada ordooyana hunguri dadow caqli caqli in lagu cuno reer shabelada hoose tashta meeshay dan idinkugu jirto ku biira caqlina kaashada dadka caaytamayana caay wax ma toosiso inay ku dheesho mooye

Comments are closed.