daafeet.com
Dhegeyso:-Gudomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdulkhadir Siidi oo sheegey inuu taageersan yahay Maamulka Axmed Madoobe
Gudoomiye C/qaadir Siidii ayaan wax ka waydiinay Raashin gargaar ahaa oo loogu talagalay dadka Sh/hoose oo shalay shakhsiyaad doonayay inay suuq Madow ku iibiyaan lagu qabtay, ayuu sheegay inuu jir…