Dhegeyso:- Afhayeenka Bare Hiiraale oo sheegey in ey Kismaanyo Xoog kula wareegi doonaan

1
25

hiiraaleXasan Qaasim Warsame oo ah Afhayeenka Col Barre Hiraale ayaa shaaca ka qaaday in ay Weraar ku qaadi Donaan magaalada kismaayo isla markasna aysan ka qayb Galeen shirka Muqdisho ka furmaya ee Arimaha Jubbooyinka loga hadlayo.

Xasan ayaa shegay in si Awood ah ay ku gali donaan magaalada kismaayo isla markasna aysan u dulqadan doniin waxa kasocda kismaayo waxa kale uu shegay in dib u lo dhigay shirka dib u heshisinta jubbooyinka isla markasna ay Go”aan cad ka qadan Donaan Shirka Muqdisho ka furmaya.

 

Afhayeenka Bare Hiiraale

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Afhayeenka Bare Hiiraale Mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. af dhashiike adiina jubaland ley fadaaseey wal kooka hor mariiley maa ii dhulka dadkii indhaladeen leedanaa .may shub in eyiin hiirale iyo madoobe isku midleeyuu lamadaba. hdedheel dhamaati

Comments are closed.