Dhageyso: Warbaahinta Koonfur Galbeed oo Wareysi La Yeelatay Gudoomiyaha Jaaliyada DM ee Dalka Australia Aweys Muxudiin

5
56

aweys sh muxudiinWarbaahinta Koonfur galbeed ayaa waxay xiriir khadla telefoonka ah lasameysay Gudoomiyaha Jalaaliyada Koonfur galbeed ee dalka Australia Mudane Aweys Sheekh Muxudiin Amiin.

Gudoomiye Aweys Sh. Muxudiin ayaa waxaan waxbadan ka waydiinay kaalinta Jaaliyada DM ee Australia kaga jirto sameynta dowlad goboleedka K/galbeed ee gogoshiisu taalo Magaalada Baydhabo Janaay.

Wareysiga aan la yeelanay Dr. Aweys Sh Muxudiin ayaa ah mid qof walba DM ah oo dareen wadaniyadeed leh uu shucuurtiisa kicinaya.

Halka Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Aan La Yeelanay Ma Hurde Halyeey Aweys Sh Muxudiin Uu Kaga Hadlaayo Arrimo Badan.

 

Dhageyso: Dr. Aweys.

 

Halkan kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Dhageyso: Dr. Aweys. Dhegeyso Dr Aweys Mobil

 

Daafeet.Com

 

5 COMMENTS

  1. wali siin sheegey Jaliyada Australia 100%65 ya iskuwarqabta, hooba yoodhan 100%100 iska duubadan (wiishka weera doona).

  2. Asc Waxan halkan ugu mahad celinayaa webkan Daafeet iyo kuwa kale ee Arlada iyo wariyashoda iyo Milkilayashoda Sido kale waxan u mahad celina wariye qalinle oo noo so qaaday wareysigaan qiimaha leh.Sido kale Aqonyahanka qiimaha leh kudayashadana mudan Dr. Aweys Waxana alle ugu barya inu xid diyo dadalka dadkisa uu u hayana ku garab galo.

    Waxan kalo halkan ka salamaya Dhaman umada somaliyed gar ahaan Digil iyo Mirifle melkasta ay adunka kaga nool yihiin.
    Waxana leeyahay Fadhiga ka kaca iyo hurdada isu taga kulamada hala badiyo iyo wax qabadka qilafkana haleyska yareyo iyo nin jec leysiga.

    Waxan kalo uso jeedina iney is tiro kooban Jaaliyadaha tuulo ila dagmo melkasta ay jogan isla markasna telefonada iyo Emailaga is dhaaf sadan Kulamo gaar gaar ah iyo mid guudna ay sameyan iyo wiliba sanduuq dhaqale misna dadkoda iyo dalkoda iyo deegankoda ay wax u qabta.
    Dulmiga iyo xad gudubka iyo boobka dhulkoda lagu hayana ay si isku mid ugu so wada jeestan.

    Waxa kale an uso jedina iney manta hogamiye ka dhigtan qof wax qaban kara misna karti leh cadowgisana ka cad gosan kara. Mahadsanidiin

Comments are closed.