Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Xasan Shiikh "Heshiiska waxa uu ahaa mid aan aad u tanasulnay"

              Madaxweynaha dowladiisu ay burburka bilowday ee Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxa uu maanta ka hadlay heshiis beenaadkii magaalada Addis Ababa wakiilkiisu kula gaaray Arbacadii...

Dhegayso…Maxamed Xasan Xaad"Inta badan oo lacaro geliyo dowlada ayay dhibaato ku tahay"

              Iyadoo ay isa soo tarayeen dhaliilaha iyo diidmada loogaga soo horjeedo heshiiskan ay Dowlada Federalka Soomaaliya ay la gashay shaqsi Ajnabi ah misna weli...

Dhegayso..Golaha Ma Guurtida ee Digil iyo Mirifle oo ku dhawaaqay inay Dowlada Fedraalka ka bexeen.

Kulan balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen in ka badan 200 oo ruux oo isugu jiray Malaaqyada,Maamulka gobolka Bay,Siyaasiyiinta,Aqoonyahanada,Haweenka,Dhalinyarada iyo Ganacsatada Digil iyo Mirifle...

Yay matashaa Dowladu hadii uu shacabkii diiday?

In badan oo ka mid ah Aqoonyahanka,Cuqaasha,Waxgaradka iyo weliba inta samaha jecel ee Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxay isweydiinayaan go'aamadii kasoo baxay Heshiis ku sheegii...

Tacsi

          Inaa LILAH wa inaa ilayhi raajucuun Anigoo ah Fadumo Isaq Abdikarin iyo Seygeyga Abdiaziz ShSalah iyo dhamaan Jaaliyada DM ee Atlanta USA waxaan Tacsi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img