Yay matashaa Dowladu hadii uu shacabkii diiday?

2
38

CadalIn badan oo ka mid ah Aqoonyahanka,Cuqaasha,Waxgaradka iyo weliba inta samaha jecel ee Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxay isweydiinayaan go’aamadii kasoo baxay Heshiis ku sheegii Adis-Ababa ku dhex maray mas’uuliyiin magac dowladeed sheeganaya iyo kuwo uu isticmaarku ku adeegto.

Labadan qaybood ee la sheegay inay heshiiyaan ayaa runtii midna aanu ogayn waxa uu kan kale kula heshiiyay kolka aad eegto sida ay u hadleen dadkii sheegtay inay metelaan shaqsiyaadkii kulanka ka qayb galay.

Hadaba kulan ku sheega iyo heshiiska ay ku  gaareen labadan qaybood ayaa durba laga diiday gudaha dalka oo ah halka laga rabo in heshiiskan ay ka dhaqan geliyaan koox beeleedyada Hawiye iyo Daarood halka kuwa ku adeegtana ay heshiiskan dhalanteedka ahi taageereen…

“NINKA TUHUNSAN SOOMAALI BAA TAMAR YAR……WA HOOY TIMIR LAFBAA KU JIRTA”

Soomaalida maanta ka weyn waxay Hawiye iyo Daarood ku heshiiyaan……………!!!!!!!!!!!!!!!

 

Halkan ka dhegayso Diidmada Ummadda Soomaaliyeed ay diiday heshiis beeneedka ka soo baxay kulan beeleedkii Adis-Ababa.

Unknown Album

2 COMMENTS

  1. waxaan rawaa inaan ogado webka daafeed iyo baydhabo maxuman keliya ayaad kashaqeysan weligey ma arkin idinkoo sheegaya halshey oo fiican idinkoo shabab xumankashegayana ma arkin markasto dowlada ayad mucarad kutihin maalintii dowladan ladoortay ilaa maanta sababta aad dowlad udiidantihin maogi waxaqarson iyo cida aadushaqeysan

  2. dawlada waxaa soo dhisayn qabaa’ilo loo kala saaray 4.5 kuwaasi oo dhan ama qeyb kuwaasi ka mid ah waxay xaq u leeyihiin in ay mucaaradaan dawlada hadii ay qalad ku arkaan, dawladan weligeed laguma arkin ayada oo ku dhawaaqday in dadka soomaaliyeed dulmiga laga qaado. Websiytada waxaa loo sameeyey in lagu doodo oo la kala faa’iideysto. Qofkii dhib u arka yuusan booqanin websiytayadan

Comments are closed.