Dhegayso..Golaha Ma Guurtida ee Digil iyo Mirifle oo ku dhawaaqay inay Dowlada Fedraalka ka bexeen.

2
43

salaadiintaKulan balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen in ka badan 200 oo ruux oo isugu jiray Malaaqyada,Maamulka gobolka Bay,Siyaasiyiinta,Aqoonyahanada,Haweenka,Dhalinyarada iyo Ganacsatada Digil iyo Mirifle ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Baydhabo caasimada gobalka Bay.

Kulankan oo ahaa mid ay si wadajir ah ugu wada baaqeen Malaaqyada beelaha Digil iyo Mirifle iyo Maamulka Gobolka Baay ayaa waxaa looga hadlayay sidii mowqif midaysan looga qaadan lahaa go’aamadii kasoo baxay shir ku sheegii Adis-Ababa.

Kulanka ka dibna waxaa Saxaafada la hadlay Suldaan Shariif Cali Xasan oo ah suldaanka beesha Ashraafta oo ka qaybgalay kulanka waxa uuna inoo sheegay in gabi ahaanba dowlada ay kala laabteen kalsoonidii.


Waa kan waraysiga

Suldaan-Shariif-Cali-Xasan-

 

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Haddi dhab ka tahay waa guul ay gaareen D nd Mirifle waayo nin ka yimid kilinka shanaad ayaa guul ka gaaray markuu dhabeeyay go’aankiisa,haddii sidaani ku dhabeyaan D iyo M ujeedadoodi gacanta ayay ku dhigayaan laakin u maleen maayo in yihiin dad go’aankoodi fulin karaa waayo waan ka deregsanahay waa qowmiyad ugu fufud kala furfuridooda tanni meel ku qorta waa haddi ay yihiin odeyaashi ku ogaa oo aan la joogay Bay dhabo

Comments are closed.