Dhegeyso:- Gudomiye kuxigeenka Gobolka Sh/Hoose oo dhaliiley Gudomiyaha Gobolka Sh/Hoose

4
38

markaWaxaan wareysi la sameyney gudoomiye ku xigeenka gobolka shabeelaha hoose cabdullahi muuse abukar isga oo kugnaa xiliga aan wareysiga la sameyney agagaarka degmada afgooye halkaas oo ey ka wadeen qaadista isbaarooyinka gobolka.

Gudoomiyaha waxaa uu inoo sheegey in xildhibaanada kasoo jeeda deegaanka eysan weligood ka hadlin danaha gobolka ey matalaan eyna haboonan laheyd iney ka hadlaan dhibaatooyinka lagu hayo shacabka gobolka maadaama ey ayagu yihiin dadkii matalayey.

Gudoomiye kuxigeenka waxaa kaloo uu dhaliiley waxqabadka gudoomiyha gobolka c/qaadir siidi wuxuuna sheegey in waxa dib u dhaca ku haya gobolka uu yahay gudoomiyaha loona bahan yahay in wax laga qabto.

Wareysigii oo dhan Halkan Hoose Ka dhegeysta

 

Wareysi Gud.kuxigeen. GobolkaSh.Hoose

 
Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. asc wllyl waxaanlayaabanahay nimanka xildhibaanadaka ah gobolka sh hoose afduub maalaguheestaa mise saan ayeyba kunabadqabaan sababtoo ah wiligood inta ay iska wareestaan xaalada dhulkooda kama hadlin waana meesha ugadhibka badan dalka soomaaliya waryaad xildhibaan utihiin jinimiyaa walaahi waalayaab maanta hadii dhulkooda ay kahadli waayaan goormeykahadli doonaan dhiiga maalaga miirey dadkaan ilaah amarkiis

  2. taariikhda ayaasheegidoonta dadkaan gobolkaan xildhibaanada noo ah waqtigaan nacasiin iskadhe nindhulkiisa waxa kadhacaaya aan kahadlikarin

  3. xildhibanaden waxay ka baqayan in musharkoda laga jaro, waxayba aminsinyihin in dadkoda ma talin,hadi danta degankoda ka hadlan waa loo hanjabaa(tasina wa yaqin). waa kuwa hanjabada u nugul, kartina ma leh, nacasnimadoda waxa ka mas`ul ah Odayasha meesha geeyay, hadana ka hadlaynin nacasnimadoda. aniga waxan ka codsanayaa baxda warbahinta daafet.com in odayasha la hadlan inti kuwan xildhibanada la hadli lahayen. Waayo odoyasha aya xildh. dhisay,hadi qaldamana waa inay saxan, ama ra`yigoda cadeyan

  4. xildhibaanada kama baqayaan in mushaarkooda laga jarto runtii dhaqaalo dhulkooda ayuu yaalaa waa fulayaal

Comments are closed.