Dhegeyso:- Nabadoonada ku sugan Muqdisho oo aragti kala duwan ka bixiyey Hishiiskii Dowlada iyo Axmed Madoobe

0
36

muqQaar ka mid ah nabadoono ku sugan magalada muqdisho ayaa aragti kala duwan ka bixiyey hishiiskii ay shaleyto kala galeen dowlada federalka somaliya iyo maamulka axmed madoobe qaarkood wexey sheegeen hishiiskaas inuusan eheyn mid sax ah wexeyna dowlada ku dhaliileen in qalad ka gashey shacabka jubooyinka.

Mid ka mid nabadoonada ayaa waxaa uu carabka ku dhuftey in eysan ogolaan doonin eyna ka dagaalami doonaan.

 

bulale

 

Daafeet.Com