Dhegeyso: Shir looga soo horjeedo Hishiiskii Dowlada iyo Axmed Madoobe oo ka dhici doona maanta beydhaba

1
31

baydhaboShir ballaaran ayaa maanta laguwadaa inuu ka dhaco Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay sida uu sheegay Malaaq Cali Shiino oo kamid ah waxgaradka Magaalada Baydhabo.

Ujeedada kulanka ayaa wuxuu yahay inay kaga hadlaan qodobadii shalay ay ku heshiiyeen Dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubba oo uu ku tilmaamay Malaaq Shiino mid qaldan.

Wuxuu sheegay in Odayaasha Magaalada Baydhabo iyo qeybaha Bulshada Baydhabo ay ka shiri doonaan arimaha Shirkii Addis Ababa wixii go’aano ah oo kasoo baxana galabta ay warbaahinta usheegi doonaan.

 

shiino

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.