Gudiga doorashooyinka maamulka hirshabele oo maanta qaban doona doorasho 3 kursi

0
287

Guddiga Hirgalinta doorashooyinka maamulka goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu waddaa in uu maanta qabto doorashada Saddex kursi oo ka mid ah golaha Shacabka kuwaasoo dhawaan uu shaaciyay maantana loogu tala galay in la qabto sida ku cad jadwalka Guddiga soo saareen.