Dhegeyso:- Gudoomiayaha Degmada Kunturwaarey oo Xaqiiyey Ka Bixitaanka Ciidamada Amsion Ay Ka Bexeen Degmada Kunturwaareey

0
105

kunturwareyGudoomiyaha degmada Kunturwaareey C/rahmaan Sabtow Daahir oo la hadlayey warbaahinta ayaa xaqiijiyey in ciidamada amisom iyo dowlada ay faarujiyeen degmada kunturwaarey hadana ay alshabab ku sugan tahay.

Hadaladisiina waxaa ka mid ah.

gudomiyaha degmada kunturwaarey

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

gudomiyaha degmada kunturwaarey mobil