Monthly Archives: April, 2015

Browse our exclusive articles!

Kalfadhigii Lixaad ee Baarlamaanka Dowlada Federalka Soomaaliya oo Lagu Wado Inuu Maanta Furmo

Maanta oo Isniin aha ayaa lagu wadaa in kal-fadhigii 6-aad ee baarlamaanka dowlada federalka Soomaaliya in uu furmo, iyadoo ammaanka inta badan magaalada Muqdisho...

Dhegeyso: Qaar Ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka oo Dhaliil Usoo Jeediyey Dowladaha Caalamka ee Ku Sugan Dalka Soomaaliya

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dowlada federaalka ayaa ugu baaqey dowlada Mareykanka , Ururka Midowga Yurub iyo Ururka Midowga Africa iney ka labtaan qoraalkii ay...

Dhegayso..Baydhabo oo laga baadi goobayo baabuuro qarax xunbaarsan

          Wararka ka imaanaya Baydhabo ayaa waxay ku waramayaan in magaaladu ay ka jiraan howlo lagu sheegay sugida Amniga kadib kolkii si ay sheegeen laamaha Amniga Baydhabo ay...

Daawo sawir uu Amiin Ka Sameeyey Halka uu Marayo Loolanka Madaxtinimada Gobolada Dhexe

Amiin camir oo sawir cajaaib leh ka sameeyey halka uu marayo loolanka madaxtinimada maamul goboleedka gobolada dhexe ayaa waxaa uu ku muu jinayaa in...

Dhegeyso:-Reysulwasaaraha oo Sheegey In Mar Dhow Mamul loo Sameyn doono Gobolka Hiiraan iyo Gobolka Shabeelaha Dhexe

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay Maamulada loo sameenayo Gobolada Dalka,waxaana uu Xusay in uu soo dhaweynayo Qorshaha...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img