Monthly Archives: February, 2015

Browse our exclusive articles!

Daawo:- Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Kooxda Alshabab

Amiin oo inta badan ka hadla dhibaatooyinka aan dhamaadka laheyd ee ka jira dalka ayaa waxaa uu sawirkan ku cabirayaa qaabka ay alshabab u...

Dowlada Federalka Somaliya oo Heshiis 3 Geesood ah la saxiixatey Bankiga Hormarinta Africa iyo urur goboleedka IGAD

Wasiirka Maaliyada xukuumada Federaalka Soomaaliya Max'ed Aadan Ibraahim ayaa heshiis seddex geesood ah magaalada Adis-ababa kula saxiixday Bankiga Hormarinta Africa iyo urur goboleedka IGAD,heshiiskaasi...

Hoobiyeyaal Maanta Lagu Weerarey Villa Somaliya

Madaafiic aan la ogeyn halka laga soo tuuray ayaa maanta kusoo dhacay gudaha xarunta madaxtooyada Somalia, iyadoo uu ku dhintay hal qof mid kalena...

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo Maanta Xilkii la Wareegey

Munaasabad uu xilka kula wareegayay wasiirka warfaafinta xukumadda Somalia, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka dhacday Muqdisho, iyadoo munaasabadda uu ka qaybgalay ra’iisul wasaare,...

Airporka Adan Cade oo Lagu Qabtey Diyaarad Sidey 25 Kun oo dhalo Qamri Ah

Saraakiisha ciidamada Booliiska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay diyaarad siday dhalooyin qamri ah oo gaaraya 25-kun oo dhalo oo ciidamada ay ku...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img