Monthly Archives: February, 2015

Browse our exclusive articles!

Beesha Galmaax Yonis oo Eedey Usoo Jeedisey Koox uu Hogaamiyo Shariif Xasan (Sakiin)

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka beelaha Galmaax Yoonis ee ku abtirsata...

Bahda Daafeet Media Oo Tahniyad Dhalasho ah U Diraya Agaasimaha Ishabaydhaba Ilyaas Qalinle Iyo Afadiisa Xabiiba Cadow Cabdullaahi

Hambalyo, Dhamaan Bahda Warbaahinta Daafeet Media oo isku duuban waxay si wadajir ah Farxadna ku dheehan tahay ay Hambalyo Dhalasho oo qaali ah ugu...

Dhegeyso: Deegaanka Leego oo Laga Sheegey Iney Ka jirto Biyo L,aan

Warar aynu ka helney degaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Biyo la’aan Xoogan ay ka jirto islamarkaana Dadka iyo Duunyadaba ay...

Dowlada Kenya oo Soo Dhaweysey Go,aankii Golaha Amaanka ee Ahaa In Waqti Loogu Daro Joogitaanka Amisom ay Joogto Somaliya

Ciidamada Difaaca Kenya ayaa wax badan sii joogi doono dalka Soomaaliya,ka dib markii Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ku dhawaaqeen in mudo ah hal...

Wasarada Aminiga oo Sheegey Iney Dejisey Qorshe Cusub oo Lagu Sugaayo Amaanka Magalada Muqdisho

Wasaaradda Amniga Gudaha Somalia ayaa sheegtay inay dajisay qorshe lagu adkeynayo amniga Muqdisho, kaddib markii toddobaadkii hore ay ka dhaceen caasimadda Qaraxyo lala beegsaday...

Popular

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga oo kusoo wajahan dekeda magalada muqdisho

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga ayaa la...

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Subscribe

spot_imgspot_img