Dhegayso…Prof Togane Habargidir Dowladnimo ma rabto ee waxay rabtaa inay dad adoonsato

6
45

toganeMaxamuud Siyaad Togane oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee qurba joogta ah kuna nool dalka Canada ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo xiligaan ka taagan dalka Soomaaliya gaar ahaan Khilaafka  u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Raisul wasaare  Cabdi Faarax Shirdoon sidoo kalena Iscasillaadi  dhowaan ee Gudoomiyhii Bankiga dhexe Yusur Abrar iyo Dagaalada ka socda Gobolada Sh. Dhexe oo u dhaxeeya beelaha Abgaal iyo Jareerweyne iyo kan Sh. Hoose ka socda ee isna u dhaxeeya Beelaha Biimaal iyo Habar Gidir.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Moobilkaaga ku dhegayso

6 COMMENTS

  1. lkn dagaalka shabeelaha hoose uma dhexeeyo abgaal iyo jareer weyn ee waxa uu udhexeeyaa jufa yar oo abgaal ah oo la dhaho maxamed muuse iyo jufo kale oo yar oo jareer ah oo la dhaho walamooy

  2. Dagaalamay sh.hoose waxaa ka mas,uul ah wasiirka arimaha gudaha asagaana dhibkaa mas,uul ka ah madaxweynahan ku dhaartay inuu xaqa umada soo celin doono anan ka hadleynin dulmigaan garabka og asagana qayaamo ayuu ka jawaabi doonaa

  3. waxaan layaabnahay nin hadlaayo asagaaba is ceenaaya oo wuxuu kahadlaaayo maba yaqaano 2010 ayaa xamar iigu danbeesay kulaa oo laga joogo 6 sano bal ninkaas oo pro fasoor ka isku sheegaaya bal arka intuu dhihilahaa waxaa laga joogaa 3 sano buu wuxuu kusii daray 3 dexsano oo jeebkiisa ah waa dameer iska ciyey oo hadalkiisa waxba lagama sooqaadanaayo waa nin wuxuu egyahay asagoo ween hadal bilaabay ama kuwa paltalka ku afbartay oo is mooday macalin war nin yahow is xisaabi nin ween waad u ektahay oo dabaal ah.filyadi kaano

  4. A/aleykum walaalkey togane waxa uu ku hadlaayo waa sax maxaa yerlay wuxuu la yaaban dulmigaan intaan la eg oo aan xal loo haynin iyo dawladahaan markasta la soo dhiso madaxweyne ra,iisalwasaare isku dhegan oo hadii hal talaabo horey loo qaado toban talaabo dib loo soo noqonaayo waxaa kale ka yaabisay degaan kasta dadkii lagu soo dhaweeyay oo musaafir ku yimid maanta abaal gudkoodu noqday dil dhac kufsi tusaale,ahaan kismaayo ,jowhar eyle ,sh.hoose,muqdisho, dadka.dhan uma jowhar waqtigii hore magacaas ayaa loo yiqiin abgaalna wuxuu ka dhanka xeebta dadkii soo dhaweeyay ayaa maanta loogu abaalguday xumaan Togane wuxuu u baahnaa inuu ka qaato noloshiisa inta ka hartay wadankiisa wadankiina wuxuu ka tagi la,yahay dadkaan dhaqanka xun oo hadana islaamimo sheganaayo oon lahayn dhaqanka islaamka waxaan hadalkeyga ku soo koobayaa Toganoow Sabar waan dareemayaa waxaa sheegaysid runtana ilaah ayaa jacel Soomaalina sidey u badanyihiin daalimiin waaye mahadsanidiin.

  5. kontomeeyadii markii igu horeysay xamar tuugada wax dhacda waxay ahayd habargidir. Maanta sheegashada Habargidir waa wax laga xishoodo.

Comments are closed.