WARARKA

Qarax Goor Dhaweyd Ka Dhacay Degmada Waaberi ee Magalada Muqdisho

Wararka aynu ka heleyno magalada muqdisho ayaa sheegaya in degmada Waabari gaar ahaan Waaxda March in uu goor dhaweyd halkaasi ka dhacay qarax lagu...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Runta u Sheegay Madaxweynaha iyo Reysulwasaraha

Madaxweyne Farmaajo, Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Ra’iisul Wasaaraha iyo taliye ku-xigeenka hay'adda nabadsugidda ,Fahad Yaasiin ayaa la isku mari waayay qodobbo...

War Deg Deg ah Wasiirka Amniga Maamulka Koonfur Glabeed oo Bilaabay Inuu Qaraxyo Ka Fuliyo Magalada Baydhaba

Warar aynu kol dhaweyd ka helney magalada baydhaba ayaa sheegaya in halkaasi kol dhaweyd ka dhacay qarax bomka gacanta ah oo lagu tuuray guri...

Dhegeyso Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo Dhaliil Usoo Jeediyey Xukumada Kheyre

Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibada ee Baarlamaanka ayaa ka hadley qaab dhaqanka...

Dhegeyso: Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Dowlada Federaalka oo Ka Digey Dhisida Gudiga Musuqmaasuqa

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan xuseen Xaaji ayaa ka digay dhismaha Guddiga la dagaalanka Musuq maasuqa xilli aan wali la ansixin Sharciga la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img