Dhegeyso: Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Dowlada Federaalka oo Ka Digey Dhisida Gudiga Musuqmaasuqa

0
50

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan xuseen Xaaji ayaa ka digay dhismaha Guddiga la dagaalanka Musuq maasuqa xilli aan wali la ansixin Sharciga la dagaalanka Musuq maasuqa.

Waxa uu sheegay in marka hore loo baahan yahay in Baarlamaanka Soomaaliya ay ansixiyaan Sharciga la dagaalanka Musuqmaasuqa, waxaana intaasi ka dib saxiixi doona Madaxweynaha Soomaaliya.

Hadalka Wasiirka ayaa kusoo beegmaya xilli dowladda Soomaaliya ay sheegeysay bilihii lasoo dhaafay in si deg deg ah loo dhisi doono guddiga la dagaalanka musuq maasuqa.

Wasiirka-Cadaaladda