Dhegeyso Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo Dhaliil Usoo Jeediyey Xukumada Kheyre

0
55

Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibada ee Baarlamaanka ayaa ka hadley qaab dhaqanka xukuumada qeyre.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Guddiga Miisaaniyadda Golaha Shacabka tan iyo markii ay soo gudbiyeen Warbixintii la xiriirtay musuq maasuqa ay la kulmeen Caga jugleyn iyo handadaad kaga timid xukumada kheyre, sidoo kalena uu socdo qorsho lagu burburinayo Baarlamaanka.

Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble