WARARKA

Dhegeyso: Maamulka Koonfur Galbeed ee Waqtigiisa Dhamaaday oo Dalbanaya Ciidamo Hor leh

Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Amniga maamulka Koonfur Galbeed ee waqtigiisa dhamaaday Cabdirisaaq Cabdi Aadan oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Koonfur Galbeed ay...

Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Waqtigisa Dhamaaday oo Qiil u Raadinaya Ciidamada uu Wado Musharaxa Xukumada

Wasiirka Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed ee waqtigiisa dhamaaday Ugaas Xasan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ay jiraan Musharaxiin Ciidamo badan lasoo galay Magaalada Baydhabo. Waxaa...

Aqriso Qoraal Ay Si WadaJir Ah Usoo Saareen 3 Musharax oo Ka Tirsan Musharixinta Koo

Kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen musharixiinta maddaxweynaha maamulka koonfur galbeed ayaa habeenkii xaley lagu qabtey magalada baydhaba kulankaas oo diirada lagu...

Aqriso: Gudiga Doorashada Maamulka Konfur Galbeed oo Mar Kale Dib u Dhigay Doorashada

Guddiga doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta la hadlay warbahinta ayaa sheegay in doorashada ay mar kale dib u dhacday ayna dhici doonto dhici...

GUdoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Dalka Dib ugu Soo Laabtay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursale Sheekh C/raxmaan ayaa goor dhow dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib safar uu muddooyinkan ugu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img