Aqriso Qoraal Ay Si WadaJir Ah Usoo Saareen 3 Musharax oo Ka Tirsan Musharixinta Koo

0
45

Kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen musharixiinta maddaxweynaha maamulka koonfur galbeed ayaa habeenkii xaley lagu qabtey magalada baydhaba kulankaas oo diirada lagu saarayey dib u dhigista sedexaad ee lagu sameeyey doorashada.

Gabagabadii kulankaasi ayaa seddexda musharax waxaa ay soo saareen warsaxaafaded ay kaga soo horjeedaa go,aankaas.