WARARKA

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Somaliya oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Gudoomey Safiirka Cusub ee Turkiga

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo denjiraha cusub...

Dhegeyso: Xildhibaano Mooshin ka Diyaarinaya Madaxweynaha Dowlada Federaalka

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Somaliya ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah heshiisyada Madaxweynaha dowlada federaalka Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu la galay dowladaha...

The Hope of a Free And Fair Election Is Waning in Baidoa

By: Abdulkadir M. Abow After the resignation of the entire members of the first electoral commission and the former president in early November, a new...

Dhegeyso Wareysi aad u Xiiso Badan oo aan La Yeelanay Afhayeenka Aqoonyahanada Koonfur Somaliya

Si aad wax uga ogaano xaalada cakiran ee beryahan ka taagan magalada baydhaba waxaan qadka telfoonka ku tiigsanay Afhayeenka golaha aqoonyahanada koonfurta somaliya Dr...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeeray Gudiga Joogtada ee Baarlamaanka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray Guddiyadda Joogtada ah ee golaha Shacabka. Kulanka ayaa lagu waddaa in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img