Dhegeyso Wareysi aad u Xiiso Badan oo aan La Yeelanay Afhayeenka Aqoonyahanada Koonfur Somaliya

0
59

Si aad wax uga ogaano xaalada cakiran ee beryahan ka taagan magalada baydhaba waxaan qadka telfoonka ku tiigsanay Afhayeenka golaha aqoonyahanada koonfurta somaliya Dr Fowzy Cabdinuur isaga oo ku sugan magalada baydhaba wareysigiina sidan ayuu u dhacay.