Dhegeyso: Xildhibaano Mooshin ka Diyaarinaya Madaxweynaha Dowlada Federaalka

0
81

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Somaliya ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah heshiisyada Madaxweynaha dowlada federaalka Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu la galay dowladaha caalamka qaarkood.

Xildhibaanadan oo tiradooda ay gaareyso 10 Xildhibaan ayaa warqad ay qoreen waxa ay ku muujiyeen walaac ay ka qabaan Heshiisyada is afagarad ee lala galay dowladaha Shisheeye.

Xildhibaan C/fataax Ismaaciil Daahir oo ka mid ah xubnaha ku saxiixan Warqadan ayaa sheegay in maalinta Sabtida ay hor keeni doonaan Golaha Shacabka Mooshinkaasi si baarlamaanka uu uga hadlo.

Xildhibaan Cfataax Ismaaciil