WARARKA

Maxkamada Ciidamada Qalabka-sida oo Maanta Dil Ku Fulisay Eedeysane Dil ku Xukunaa

Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa goor dhow dil toogasho ah ku fulisay xubin ka mid ahaa Al-Shabaab,kaasoo horay gacanta ugu soo dhigeen Ciidamada Ammaanka...

Xildhibaanadii Mooshinka Ka Keenay Madaxweynaha oo Mar Labaad Eedeyn Usoo Jeediyey

Xlidhibaannadii dhawaan soo gudbiyay soo jeedintii ka dhanka ah aheyd madaxweynaha dowladda Soomaaliya, laakiin sheegay in ay ka tanaasuleen soo jeedintoodii xil ka...

Amisom oo Sheegtey In 2019 Ay Alshabab Ka Xoreyn Doonaan Jubada Dhexe

Ciiidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ayaa sheegay in ay qorsheenayaan bilaabida weeraro ay ku qaadaan goobaha ay Al-shabaab ka sugan yihiin gudaha...

Geel Jire Iyo Qaranimada Somaliya Maxaa Kala Heysta?

Soomaaliya waxaa burburkeeda loo eedsan karaa dhanka geeleeyda, dhaqankasoo markasta aan waxba dhisin sida ku cad taariikhda dhaqanka Soomaalida. Dadka geela dhaqdaa waxay ku...

Reysulwasaaraha Xukumada Federaalka oo Xaley Isbitalada Ku Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxa

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa xalay saqdii dhexe booqday qaar kamid ah isbitaaladii la dhigay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img