WARARKA

Reysulwasaraha Dalka Itoobiya oo Sheegay In La Xaliyey Qilaafkii U Dhexeeyey Masuuliyiinta Is Maamulka Somalida Itobiya

War qoraal ah oo uu soo dhigay Bartiisa Twitterka ayuu R/wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ku sheegay in xal laga gaaray khilaafkii u dhaxeeyay Mas,uuliyiinta...

Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo Kulamo La Qaatay Masuuliyiin Ka Tirsan Beesha Caalamka

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan Magaalada Garoowe ayaa halkaasi kulan kula qaatay Wakiilo ka socda beesha caalamka iyo sidoo...

Maddaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Kol Dhaweyd Gaaray Magalada Garoowe.

Madaxweynaha dowlada federaalka somlaiya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Garoowe ee caasimada maamulka puntland si uu uga qeyb qaato caleemasaarka madaxweynaha...

Ciidamo Ka Tirsan Maamulka Jubaland oo Qarax Miino ah Lagula Beegsaday Inta u Dhexysa Dhoobleey iyo Afmadow

Ciidamo ka tirsan maamulka jubaland ayaa maanta barqadii miino loogu aasay daafaha magalada halkaasi kula qaraxday, Qaraxan ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen...

Kii ku Dilay Hakuu Doodo, Dabadeedna Inaad Heshiiseen Caalamka Ha u Sheego

Tan & maalintii magaalada Baydhabo uu ka dhacay qalalaasihii ka dhashay xadhigii Sheekh Mukhtaar Rooboow ee ciidamo Xamar laga keenay oo garabsanaya kuwa Ethiopia...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img