Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire Maxamed ayaa sheegay in Galmudug aysan u baahneyn faragelin,isla markaana Dastuurkeeda ay u madax banaan...
Maamulka Hir-Shabelle ayaa faah faahin ka bixisay xaalada guud ee amni ee deegaanadii ay kasoo baxeen ciidamada ka cabanayay mushaar la’aanta ee Gobolka Shabeellaha...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa bilaabay in ay isaga baxaan qeybo ka mid ah gobollada dalka dalka Soomaaliya oo ay ku lahaayeen saldhigyo militari, iyaga...