Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay sharciga Baatroolka ee dhowaan ay ansixiyeen xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoona sheegtay in sharcigaasi uusan sinaba u quseyn maamulkeeda.
Wasiirka Macdanta...
Wararka inaga soo gaaraya magalada baydhaba ayaa sheegaya in wasiirka dekedaha iyo gaadiidka bada maamulka koonfur galbeed Cumar Axmed Aadan ayaa faraha la galay...