WARARKA

Ciidamo Ka Tirsan Alshabab oo Lagu Diley Duleedka Deegaanka Ceelgaras

Warar aynu ka helnay degmada xudur ayaa sheegaya in duleedka deegaanka ceel garas lagu diley ciidamo ka tirsan alshabab oo halkaasi ku sugnaa. Dagaalkan ayaa...

Xildhibaan Ilyaas Cali oo Been Ka Sheegay Heysashada Basaborka Jarmalka Bal Horta Waa Kuma Ilyaas Cali?

Waxaa maalintii shaley magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay qayb kamid ah Wafdi uu hogaaminaayay Wasiirka Wasaarada Qorsheynta DF Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo...

Masuuliyiin Ka Tirsanaa Dowlada Federaalka oo Xalay Ku Xanibnaa Neyroobi oo Maanta Dib Loogu SDoo Celiyey Magalada Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda federaalka oo tan iyo xalay ku xanibnaa garoonka diyaaradaha ee magaalada...

Ciidamo Kenyaan ah oo Saaka ku Kalahay Xawaaladaha Somalida ee Xafada Islii

Warar goor dhaw soo baxay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya gudaha u galleen, islamarkaana baaritaanno ku wadaan Xawaaladdaha Soomaalida ee...

Dhegeyso Maamulka Somaliland oo Ka Jawaabay Hadal Shaley Kasoo Yeeray Gudomiyaha Gudiga Doorashooyinka

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay Magalada Hargeysa ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay kasoo yeeray Guddoomiyaha guddiga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img