WARARKA

Dhegeyso Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubaland oo Sheegay Inay Dhawaan Alshabab Ka Xoreyn Doonan Deeganada Ay Heystaan

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland oo booqday Saldhigga Ciidanka Jubbaland ay ku leeyihiin degaano ka mid ah gobolka Jubadda Hoose ayaa waxaa uu halkaasi...

Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka oo Laga Jaray Gunadii Uu Qaadan Jirey Waa Maxay Sababta

Gudoomiyihii hore Ee Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay Sababta kenetay in laga jarto Lacagtii Madaxtooyada Soomaaliya siin jirtay. Jawaari...

Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida oo Maanta Xkukun Dil ah Ku Riday Askari Si Ula Kac ah u Diley Wiil Ku Shaqeysan JIrey Mooto Bajaaj

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday Eedeysane Cali Maxamuud Axmed oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska, kaasoo 8-dii bishan May magaalada...

Waa shaqsi Noocee ah Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Bada ee Maamulka Koonfur Galbeed

Isbuuca soo socda waxaan idiin soo gudbin doonaa haduu alaha awooda leh ka raali noqdo macluumaad ku saabsasan wasiirka dekadaha iyo gaadiidka bada ee...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta u Kicitamey Dalka South Africa

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u ambabaxay dalka Koonfur Afrika, sida laga soo xigtay xafiiska madaxweynaha. Ujeeddada socdaalka madaxweynaha ee dalka Koonfur...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img