WARARKA

Maamul Goboleedka Galmudug oo Sheegay Iney Joojiyeen Wadashaqeyntii Kala Dhexeysay Xukumada Dhexe

Maamul-gobolleedka Galmudug ayaa shaaca ka qaadday inay hakisay xiriirkii wada shaqeyn ee kala dhaxeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya,iyadoo go'aankan loo sababeeyay inay fara-gelin,...

Lacag Ka Timid Magalada Muqdisho oo Gaareysa 1.7 Milyan Doolar oo Lagu Qabtey Airporka Neirobi

Wargeyska The Star ee ka soo baxa Kenya ayaa ku warramay habeenkii Isniinta in lagu qabtay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi shandad...

Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegay Iney Joojiyeen Wadashaqeyntii Kala Dhexeysay Xukumada Dhexe

Dowlad-gobolleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay hakisay wadashaqeyntii kala dhaxeeysay xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyadda Puntland ayaa lagu...

Madaxa Mashaariicda Bariga Africa oo Maanta Kulan La Qaadatey Cabdulkhadir Shariif

Wafdi ay hogaamineyso madaxa mashaariicda bariga Afrika ee Bank Aduunka ayaa maanta soo gaarey magaalada baydhabo. Wafdigan oo ay hor ka ceysay Makiko Watanabe oo...

Reer Koonfur Galbeed Maka War Hayaan Dulmiga Lagu Hayo

Dulmiga waxaa lagu sheegay,in uu leeyahay dhibaatooyin farabadan Dhibaatadasi ayaa Lagu haayo Reer Koonfur galbeed soomaaliya,imaad Al-Dahabi kitaabkiisa caanka ah ee Al-Kabaa’ir wuxuu ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img