WARARKA

Aqriso: Maamulka Galmudug oo Siyasiyiinta Dowlada Federaalka Ka Mamnuucay Deegaanada Galmudug

Maamulka Galmudug ayaa shirkadaha diyaaradaha ee ka howgala deegaanada Galmudug ku amray in aysan kasoo dejin karin wafdi ka socda dowladaa Federaalka Soomaaliya. Qoraalka ka...

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Sheegay In Dadkii Lagu Xasuuqay Gaalkacyo ay Xasuuqeen Ciidanka Dowlada

Madaxweynaha maamulka galmudug oo maanta warbaahinta la hadley ayaa sheegay in dadkii dil wadareedka loogu geystey magalada gaalkacyo sababo la xiriira heeb sooc ay...

Gudiga Diyo Raadinta ee uu Magacaabay Cabdicasiis Lafta Gareen oo Maanta La Kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa kulan la qaatay guddigii dhawaan uu soo magacaabay Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen. Guddigan ayaa u...

Wasarada Arimaha Gudaha oo Warsaxaafaded Kasoo Saarey Doorashada Maamulka Galmudug

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug. Sidoo kale Wasaaradda arrimaha Gudaha...

Dhegeyso Maamulka Puntland oo Sheegay In Deegaanadeeda Visa Lagu Soo Geli Doono Wixii Maanta Ka Dambeeya

Maamul goboleedka Puntland ayaa markii ugu horeysay shaaciyay hadal siyaabo kala duwan u qabsaday warbaahinta Soomaalida, kadib markii Wasiir ka tirsan Maamulkaas uu sheegay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img