WARARKA

Air Uganda oo Maanta Duulimaadkeedii Ugu Horeeyey Ku Timid Magalada Muqdisho

Shirkadda Diyaaradaha ee Air Uganda ayaa Maanta duulimaad toos ah ka billowday Soomaaliya gaar ahaan Caasimadda Muqdisho. Xaflad lagu daahfuray duulimaadka ay Diyaaradda Uganda Airlines...

Dhegeyso; Danjire Abuukar Daahir oo Sheegay Sababta Kenya Ugu Ololeyneysay In Alshabab Lagu Daro Liiska Argagixisada Aduunka

Danjiraha Qaramada Midoobey u fadhiya Dowladda Federaalka Soomaaliya Abuukar Daahir Cusmaan ayaa sheegay in dowladda Kenya ay arrinteda iska aheyd mid cad kaas...

Dhegeyso: Cabdi Qeybdiid oo Ka Hadley Halka uu Marayo Dib u Eegista Dastuurka

Gudoomiyaha gudiga dib u eegista dastuurka ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale qeybiid ayaa faah faahin ka bixiyay halka uu marayo dib...

Dib u hishiinta ay beesha caalamka ugu tala gashay koonfur galbeed oo rabta iney hal jufo isu koobto

Tan iyo intii ka dambeysay qalalasihii ka dhashay doorashadii gacan ku rimiska aheyd ee ka dhacday deegaanada koonfur galbeed waxaa ay keentey in dadkii...

Dhegeyso Hantidhowrka Guud oo Sheegay Iney Baaritaan Ku Sameeyeen Qaar Ka Mid Ah Hey’adaha Dowlada

Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali ayaa sheegay in sanadkii 2018-kii baaris ay kusameeyeen 25 hay’adood oo Shan kamid ah ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img