WARARKA

Maamulka Jubaland oo Ka Hadlay Xariga Wasiirka Amniga Loogu Geystey Magalada Muqdisho

Guddiga Amniga maamul gobolleedka Jubbaland ayaa kulan deg deg ah oo ay ku yeesheen magaalada Kismaayo waxaa ay uga wada hadleen xarig maalintii shalay...

Ergada Reer Cadaado oo Maanta Gaaray Magalada Dhuusamareeb

Ergada degmada Cadaado uga qaybgalaysa shirka dib-u-heshiisiinta beelaha G/Mudug ee dhawaan furmi doona ayaa gaaray xarunta dowlad goboleedka G/Mudug ee magaalada dhuusamareb. Wafdigaan oo ka...

Laamaha Amniga Xukuumada Federaalka oo Ka Hadlay Xariga Wasiirka Amniga Maamulka Jubaland

Taliska booliiska Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xarigga wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan). Taliye ku-xigeenka booliiska Soomaaliya, Jen Sakiya Xuseen ayaa...

Taliyaha Ciidamada Amisom oo Maanta Gaaray Magalada Dhuusamareeb

Taliyaha guud ee howlgalka midowga Afirca AMISOM Tigabu Yilma iyo saraakiil la socta ayaa goor dhaw gaaray degmada Dhuusa-Mareeb ee xarunta u ah dowlad...

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Maanta Xilka La Wareegay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa xaflad si heer sare loo agaasimay oo ka dhacday xarunta aqalka D/Hoose, si rasmiya xilka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img