Dhegeyso: Cabdi Qeybdiid oo Ka Hadley Halka uu Marayo Dib u Eegista Dastuurka

0
80

Gudoomiyaha gudiga dib u eegista dastuurka ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale qeybiid ayaa faah faahin ka bixiyay halka uu marayo dib u eegista dastuurka dalka iyo waqtiga la soo geba-gabeynayo.

Waxa uu sheegay in ka guddi ahaan ay wataan Shaqadooda dib u eegista Dastuurka iyo latashiyada ay ka sameynayaan,isla markaana uu rajeynayo in Bisha ugu dambeysa ee sanadkaan 2019 ay dhamaan soo geba-gabeyn doonaan cutubyada dastuurka dalka loona gudbi doono Baarlamaanka Soomaaliya.