Dhegeyso; Danjire Abuukar Daahir oo Sheegay Sababta Kenya Ugu Ololeyneysay In Alshabab Lagu Daro Liiska Argagixisada Aduunka

0
43

Danjiraha Qaramada Midoobey u fadhiya Dowladda Federaalka Soomaaliya Abuukar Daahir Cusmaan ayaa sheegay in dowladda Kenya ay arrinteda iska aheyd mid cad kaas oo ku saabsanaa in Al-Shabaab lagu daro Liiska Caalamiga ah ee waxa loogu yeero argagaxisada.

Waxaa uu sheegay in ay horay u jireen qaraaro ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka soo saareen sida kan tirsigiisu yahay 751 kaasoo lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab,hayeeshee xilligaan aysan muuqanin mid akle lagu soo daro.