Dhegeyso Hantidhowrka Guud oo Sheegay Iney Baaritaan Ku Sameeyeen Qaar Ka Mid Ah Hey’adaha Dowlada

0
40

Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali ayaa sheegay in sanadkii 2018-kii baaris ay kusameeyeen 25 hay’adood oo Shan kamid ah ay ahaayeen kuwa amniga ay ku heleen in aysan dhamaan tood sameyn warbixin xisaabeedka sanadka oo waajib ku ahayd.

Waxa uu sheegay hanti dhawraha in 2018 uu xisaab xirka sanadka uu si guud u diyaariyay xafiiska xisaabiyaha guud ee qaranka .