daafeet.com
Dhegeyso Hantidhowrka Guud oo Sheegay Iney Baaritaan Ku Sameeyeen Qaar Ka Mid Ah Hey’adaha Dowlada
Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali ayaa sheegay in sanadkii 2018-kii baaris ay kusameeyeen 25 hay’adood oo Shan kamid ah ay ahaayeen kuwa amniga ay ku heleen in aysan dhamaan tood…