WARARKA

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka sameeyey deegaano hoostaga degmada waajid

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano ku yaala Koonfurta degmada Waajid ee gobolka...

Madaxweynihii hore ee maamulka hirshabeele oo loo magacabaay ku xigeenka xoghayaha guud ee igad

Urur goboleedka IGAD ayaa madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle u magacaabay ku xigeenka xoghayaha guud urur goboleedka IGAD. Soo jeedinta magacaabidda ku xigeenka xoghayaha guud...

Madaxweynaha oo ka qeyb galay shirka 41aad ee madaxda dalalka igad

Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 41-aad ee Madaxda dalalka IGAD ayaa uga mahadceliyey doorka ay ka qaateen in...

Madaxweyne ku xigeenka puntland oo soo dhaweeyey mudo kordhisashada baarlamanka puntland

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa taageeray oo bogaadiyey go’aanka ay maanta soo saareen golaha baarlamaanka Puntland, kaasoo ay ku meel marsadeen...

Agaasimihii hore ee madaxtooyada oo loo magacaabay xil cusub

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta wareegto soo saaray ayaa xil cusub u magacaabay agaasimihii hore ee madaxtooyada Soomaaliya, Xuseen Sheekh...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img