WARARKA

Dhimista ciidamada atmis wejigiisa labaad oo maanta bilowmey

Wajiga 2-aad ee dhimista ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah u bilaabatay, wuxuuna socon doonaa illaa...

Imf oo todobaadkan ansixinta doonta cafinta deymaha lagu leeyahay somaliya

Soomaaliya ayaa la filayaa in todobaadkan laga cafiyo deymaha lagu leeyahay. Waxay noqon doontaa tallaabo taariikhi ah oo Soomaaliya u ogolaan doonta inay dib ugu...

Ciidanka boliiska degmada waaberi oo gacanta kusoo dhigey 3 gabdhood oo wiil dhalinyaro ah dhib u geystey

Ciidanka Booliiska Saldhiga degmada Waabari ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay sadax haween ah oo guri ku yaala degmada Waabari ku balamiyay wiil...

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo kulan la qaatey dhigiisa magalada doha

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa magaalada Doha ee caasimadda dalka Qatar kula kulmay dhigiisa Duqa magaalada Doha...

Madaxweyne ku xigeenka puntland oo dani ku eedeeyey keli talisnimo

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa ‘keligii talisnimo’ ku eedeeyey iyo awood marooqsi’ Madaxweyne Deni. Tani waxa ay imanaysaa xilli laysku-mari la’yahay muddo-kororsi sannad ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img