WARARKA

Reysulwasaare Xamsa oo safar ku tegey dalka jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti. Sida uu shaaciyay xafiiska ra’iisul wasaaraha, safarka Xamza Cabdi...

Hey’adaha xuquuqul insaanka oo mareykanka ku cadaadinaaya inuu wax ka bedelo duqeymaha uu ka fuliyo somaliya

Mareykanka ayaa waxaa lagu cadaadinaya in uu wax ka beddel ku sameeyo duqeymaha cirka ee uu ka geysto gudaha Soomaaliya, kadib kororka khasaaraha rayidka...

Wasiirka wasaarada gaashaandhiga oo ka hadley qorshaha ka bixitaanka ciidamada atmis ee somaliya

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ka hadlaayay qorshaha bixitaanka ciidanka ATMIS ayaa sheegay inuu u socdo sidii loogu talo galay. Wasiir Jaamac...

Ciidamo taabacsan dani oo la wareegey gacan ku heynta xarunta baarlamaanka puntland

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in xalay saq-dhexe ciidamo ka tirsan kuwa PMPF ee Puntland ay la wareegeen xarunta baarlamaanka maamulkaas,...

Alshabab oo lagala wareegey deegoono hoostaga gobolka mudug

Taliyaha ciidanka dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle oo ay wehliyaan guddoomiyaha gobolka Mudug, masuuliyiin iyo saraakiil kale ayaa maanta booqday deegaanka Shabeeloow iyo saldhigyadii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img