WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Booqasho Ku Tegay Magalada Dhusamareeb

Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galinkii dambe ee Isniinta maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-gobolleedka Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Shegay Inay Qorshe Lagu Sugayo Amniga Magalada Muqdisho La Imaan Doonaan

Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa sheegay in taliska Booliska ay la imaan doonaan qorshe cusub oo lagu xaqiijinaayo Ammaanka...

Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Hirshabeele oo Qarax Lagula Beegsaday Duleedka Degmada Balcad

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Qarax Khasaare geystay lagula eegtay Duleedka Magaalada Balcad Kolonyo uu hoggaaminaayay Gudoomiye ku xigeenka...

Dhegeyso: Duqa Magalaada Muqdisho oo Sheegay In Jidadka Xiran Dhawaan La Furi Doono

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho cumar maxamuud maxamed ( cumar filish) ayaa maanta waxa uu kaqayb galay shir wada tashi ah oo...

Denjire Cali Shariif Axmed oo Maanta laga Gudoomiyey Waraaqihiisa Aqoonsiga

Safiirka Cusub ee Dowladda Soomaaliya u Magacaawday dalka Mareykanka ayaa Warqadihiisa danjiranimo waxaa looga Guddoomay Magalada Washington ee dalka mareykanka. Cali Shariif Axmed Safiirka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img